Somali Online Muuqaal: A/Madoobe oo sheegay war ay ka naxaan reer Kismaayo - Somali Online
Sunday, January 22nd, 2017
header

Muuqaal: A/Madoobe oo sheegay war ay ka naxaan reer Kismaayo

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam “Aaxmed Madoobe” ayaa amar kubixiyey in dhamaan guryaha dadka shacabka ay degan yihiin ee ah Guryaha Danta gud oo ay leheed Dowladii dhexe laga wada baxo.

RIIX HALKAN OO DAAWO MUUQAALKAN.

Axmed Madoobe ayaa Amarkaasi waxaa uu ka sheegay Magaalada Kismaayo isagoo Cadeeyay in Guryaha Ay Dowladii dhexe la heyd lagu wareejinayo Maamulka Jubbaladn isalamarkaana dhamaan dadka hada degan laga saarayo.

 

Nagala Soo Xiriir

waryaa333@gmail.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *